Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Baxdo kana dhiganaya saldhig uu dagaalo ka hoggaaminayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa goordhaw gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin iyo saraakiil ciidan ciidan. Qoor Qoor oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuusomareeb ayaa gaaray degmada Baxdo, waxaana la sheegay in halkaasi ka dhigan doono saldhig laga hoggaamiyo duullaannada … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Baxdo kana dhiganaya saldhig uu dagaalo ka hoggaaminayo